Ciidamada AMISOM oo lagu biiriyay Ciidamada Xasilinta ee ka howl galaya Muqdisho

Ciidamada Nabad ilaalina u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa lagu biiriyay Ciidamada Xasilinta Caasimada oo markii hore ka koobnaa Ciidamo katirsan Nabad sugida, booliiska iyo kuwa Milatariga ee Danab. Shir deg deg ah ay shalay wada qaateen Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya iyo Taliyaasha ciidanka dowlada ayaa la isku raacay in ciidamada AMISOM qeyb ka … Continue reading Ciidamada AMISOM oo lagu biiriyay Ciidamada Xasilinta ee ka howl galaya Muqdisho